Suuqa-Xoolaha Baydhabo oo laga dareemayo mashquul xoogan, xilli maalmo qura ay inooga harsan tahay Ciidul Adxaa.

0
621

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa mashquul aad u weyn ka jira suuqyada magaalada baydhabo, waxaana ka mid ah goobaha goobaha carwooyinka ee lagu iibiyo dharka kabaha foornooyinka iyo suuqa xoolaha oo si aad ah uga jira diyaar garow madaama ciidaan ay tahay ciidul adxa oo la qalo xoolaha nool.

Warbixintan waxaa inoo haya Sayid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here