Suuqa Sagaarada Ee Magalada Baydhabo Oo Ku soo Badanaya Haweenka Ka Ganacsada Hilibka Sagaarada.

0
834

Suuqa weyn ee Hilibka Sagarada Magalada Baydhabo Malin Walbo Waxaa La kiina ku dhawaad 200 halo Waxana laga kiina Gaar ka mid ah Degmooyinka Gobollka Baay
Ka Ganacsiga Hilibka Sagaarada Ayaa Noqotay mid ay ku teersaday Qoosaas Badaan oo noolashooda ku mareeyaan.
laakiin way adaagtada in si sahaalaan Loma soo gabto sakarada Waxana jiraa dad leh xirfado ayaguna ay isticmaalayaan shabaaq iyo waxyaaba kale.
Amoow Haassan iyo Salaado Mayaa Cali waxay ka midyihiin hooyoyinka ka Ganacsada Hilibka Sakaradaa.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here