Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda Baydhabo Oo Fursad shaqo u noqotay Dhalinyaro badan.

0
47

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dhalinyarada Dalka ayaa lafdhabar u ah Hormarinta howlkasta oo dal iyo dadba ku hormari karaan hadii ay qaataan doorkooda hormarineed ee iyaga ku soo aada.

Inta badan Dhalinyarada ayaa sanadihii u danbeeyey ka soo muuqanaayey doorkooda dhanka hormarinta Ciyaaraha kubada cagta Soomaaliya.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here