Suuq yari soo wajahdey Ganacsatada ku iibi Suuqa Baydhabo Sujaayadaha iyo Marakaneecooyinka.

0
69

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ganacasatadaan oo iibisa daramaha sinyeerada bacooyinka la saarta guriyaha iyo saliyaasha ee ku ganacasada suuqyada magalada baydhabo ayaa ah kuwa hada dareemaaya hoos u dhac aad u weyn maadama waxyaabaha ay iibiyaan badankoodi laga iibsada waqtiyada roobka dadka degan kaamamka ay markaasi iibsadaan bacooyinka la saarta guriyaha halka bulshada inteeda kelana ay iibsadaan sinyeera si ay gabaad uga dhigtaan kaneecada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here