Suuq xumo soo wajahday Dadka ka ganacsada Hilibka Xoolaha Degmada Dhoobley

0
185

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xili uu sare ukac xoggan ku yimid qiimaha Xoolaha nool ee Degmada Dhoobley ayaa hadahana dhanka kale waxaa jira Suuq xumo soo wajahday Dadka ka ganacsada Hilibka Xoolaha ee ku nool Dhoobley sida Idaacadda Sanguuni u sheegeen Qaar kamid Dadkaasi.

Ganacsatadan ayaa Sheegay in mudooyinkii uu danbeyayba ay heystay Suuq xumadan sido kalana ay saameyn ku yeelatay qiimaha kor u kacay ee Xoolaha islamarkaana aana Hilibka looga iibsanin sidii hore hadaba waa kuwan iyago arimahaasi ka hadlaya.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here