Suuq Cusub Oo Laga Hirgaliyay Deegaanka Ceelasha Biyaha.

0
58

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Suuqa Harqaboobe oo lagu diyaariyay dhamaan Badeecadaha kala duwan iyo adeegyada kale ee ay ubaahan yihiin Bulshada ayaa laga furay Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabelaha Hoose.

Qaar ka mid Ganacsatada , Odayaashada Iyo Culimada Deegaanka ayaa soo dhoweeyey Suuqa Harqaboobe oo Ganacsato Soomaaliyeed ay ka Hirgaliyeen Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabelaha Hoose.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here