Soomaaliya iyo Turkiga Oo kala Saxiixdey Heshiis ku Saabsan Korontada laga dheliyo Qashinka

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Heshiiskaan ay kala saxiixanayeen Laba Shirakadood oo laga Kala leeyahay Soomaaliya Iyo Turkia ayaa Waxaa goob jooga Ka ahaa Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Tamarta iyo kheyraadka Biyaha, Safiirka Safaarada Turkia ee Soomaaliya, Wasiiro DFS, Xildhibaano Ka Kala socday Laba aqal e Baarlamanka Soomaaliya Iyo Gobolka Banadir.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here