Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday Heshiis ku saabsan xoojinta gargaarka bani’aadannimo

0
19

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta dhexe ee SoDMA ayaa waxaa ku heshiis istiraatiiji ah ku kula saxiixday mid kamid ah Hay’adaha Samalka ee dalka Turkiga iyo Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Ee SoDMA

U jeedka heshiiskaan ayaa ah in Hey’adda SoDMA laga saacido tayeenta, tababaridda shaqaalaha xarunta qaran ee howlgallada Gurmadka deg-dega ah, helista qalabka culus ee gurmadka degdega ah sida Ambalaasyo, Dab-damisyo iyo wixii lamid ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here