Soomaaliland Oo La Wareegtey Deeqo kala duwan Oo uga timid Taiwan

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdan lagu Wareejinayay Maamulka Soomaaliland ayaa loogu tala galay Bulshada saameysey Abaaraha iyo isbedelka Cimilada sidii loo gaarsiin lahaa maadama qaarkood ayaa daruufo kala duwan wajahayaan

Munaasabad Kooban oo lagu qabtey Magaalada Bebera ayaa lagu kala wareegey deeqdaan oo isugu jirta Raashiinka Noocyadiisa kala duwan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here