Soomaaliland Oo La dagaalameysa Sicir barar ku yimid Sarifka Lacagta

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudiga ururka sarifliyaasha Soomaliland ee wadajir oo yeeshey kulan ayaa waxey ka hadleen sarifka oo isu bedeley sicir barar kaas oo saameyn ku yesshey guud ahaanba suuqyada degaanada soomaliland iyo sarifliyaashooda.

Waxaana kulanka uu yeeshey gudiga ay ku shegeen in ay soo dhaweyneyaan dedaalada uu maamulka uga jiro sidii ay wax uga qaban laheyd sicir bararka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here