Ajaanib laga heley Cudurka HIV Oo laga musaafuriyey dalka

0
43

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowlada Hoose ee Xamar ayaa ayagoo ka duulaya Caafimaadka iyo Badqabka Bulshada Waxey bilaaween dib u Nidaaminta adeega Fayadhowrka Guud, ayidoona Baaris lagu sameeyey dhamaan Goobaha Caafimaadka ee looga Adeega Bulshada

Baarista ka dib Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in 35 Qof Ajinabi iyo Soomaali iskugu jira laga helay Cudurka HIV kuwaas oo qaarkood laga musaafuriyay dalka.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here