Sidee Loogu Gurman karaa Haweenka Barakacayaasha Bishan Ramadaan.

0
47

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Haweenka Barakacayaasha ayaa ah kuwa nugul marwalbana u baahan in la garab istaago inta lagu gudo jiro Bisha Ramadaan Haweenka ku nool kaamka Baydhabo, waxay meela kala duwan shaqooyin u raadsadaan si ay u helaan wax ay ku afuriyaan Qoyska guriga mararka qaarna ay soo laabato iyagoo fara marab

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka jira ururo badan oo haween oo u taagan sidii ay u caawin lahaayeen Kuwooda danyarta ah ee aan awoodin in ay is afuriyaan,Hadab sidee loo caawin karaa Haweenka barkacayaasha inta lagu gudi jaro bisha Ramadaan

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here