Sidee kor looga qaadi karaa ka qeyb galka Barkacyaasha Arimaha go’aan ka gaarida Garsoorka?.

0
258

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Aamina Maxamed waxay ka mid tahay haweenka u dhaqdhaqaaqa arimaha barkacyaasha koonfur galbeed soomaaliya, Amina oo uwarameysay raadiyow arlaadi ayaa waxey sheegtey in ay muhiim tahay qof kasta oo xaquuq uu leeyahay go’aanna ka gaari kara in uu ka mid noqdo in uu xaqiisa u doodo uuna ka mid ahaado ka qeyb galka arimaha looga hadlaayo garsoorka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here