Sidee Ganacsatada Garab Raratada Nolosha Qoysaskooda uga Maareeyaan Ganacsigaas.

0
160

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Suuq weynaha Magaalada Baydhabo waxaa ka jira Ganacsiyo kala duwan oo xiligaani qeyb ka yihiin horumarada ganacsi ee ka jira Baydhabo kuwaasi oo sidoo kale qeyb ka yihiin kuwa yar yare oo xiligaani soo kacaya.

Dadka ku jira ganacsiga yar yar ee leh miisaska iyo kuwa garab raratada ayaa ah kuwa kaliya ee ka raadiya maalintaasi waxay biilan lahayeen iyadoo kuwo qaarna ay ka helaan wax lagu sii camiri karo miiskooda.

Workung Waliba Nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here