Sidee Bulshada iyo Aqooyahanada u arkaan sida loogu saari karo qabyo qoraalka dastuurka dalka?

0
288

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dastuurka u yaala Dalkeena Soomaaliya ayaa ah mid qabya qoraal ah in Muda ah ilaa hadana uu ku socdo qabya tir ama sidii loo dhameystiri lahaa kaasi oo mudo ka badan Taban sano uu yahay qabyo qoraal iyadoona Aqoonyanada wax ka yaqaana qabya qoraalka Dastuurka ay aaminsan yihiin inuu noqday mashruuc aan dhamaan,kaasi oo ay wax badan u xayiran yihiin sababna u noqday qilaaafaadka Siyaasiga ka jira Dastuurka oo aan dhameystirneyn.

Warbixintan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here