Sidee Beeraleyda Gobalka Baay uga Faa’ideysan Karaan Roobabka Deyrta ee Hada Da,aya.?

0
250

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Roobka dayrta ee ka curtay qaybo badan oo kamid ah gobolada dalka gaar ahaan waxaa si wanagsaan ugu da’ay deegaano dhaca koonfurta magaalada Baydhabo, kaddib muddo seddex sano ah oo ay deegaannadaasi wajahayeen abaaro isxigxigay. abaarahaasi ayaa saamayn ba’an ku yeeshay dadka iyo duunyada ku nool gobolka Baay.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here