Sidee ayey noqon doontaa shaxda kooxda Man United, kaddib heshiisyada cusub?

0
290

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa isku diyaarineysa inay si xoogan u gasho suuqa kala iibsiga xagaaga ee soo socda, si ay kooxda ugu xoojiso ciyaartooy cusub ee ku hoggaamin kara inay ku guuleysato tartamada kala duwan ay qeybta ka tahay.

Xiddiga kooxda Borussia Dortmund Jadon Sancho ayaa ah xiddiga ugu cad cad eel ala xiriirnayo Manchester United, kaasoo sidoo kale ay wada xiiseynayaan kooxaha waa weyn ee Yurub.

Haddaba dhanka hoose kaga boggo sida ay noqon doonto shaxda kooxda Manchester United, haddii ay gacanta ku dhigto saxiixyada ay ka dooneyso suuqa xagaaga ee soo socda.

مانشستر يونايتد

Arlaadi Radio.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here