Sidee ayay u Ciideen Dadka Barakacyaasha ee ku jira Qaar ka mid ah Xeriyaha Barakacyaasha ee Magaalada Badhabo.

0
371

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa maalintii labaad loo dabaal degay farxada ciidul adxa, iyadoona ay jiraan in sayaabo kala duwan ay u cidaan caruurta gaar ahaan kuwa ku nool magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay.

Si aan u ogaano sida ay u ciideyaan caruurta iyo waalidiintooda ee dadka dan yarta ah ee ku nool kaamamka ku yalaan magaalada baydhabo ayaa waxaan wareysi layeelaney qaar ka mid ah waalidiinta ku jiraan kaamka roowow feyli 1 ee ku yaala duleedka magaalada baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Sayid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here