Sidee ayay Ganacsatada Suuqa Baydhabo u arkaan Dukaamada Maamulka Dowlada Hoose Ka Hirgeliyay Suuqa

0
399

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kadib Markii Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo ay dhistay 20 Dukaan looga tala galay Ganacsatada yaryar ee Magalada Si ay Uga Shaqeystaan,
Inkaasto aan Wali Furaha aan lasiin Ganacsatada Hadana Waxaa Radio Arlaadi wax ka weydiisay Arigtidooda Ku aadan Dugaamadan Sida Ay rabaa in Laga yeelo .

Warkan Waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here