Sidee ayay dhalinyarada qeyb uga qaadan karaan horumarada Degaanka

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dalka kasta oo horumar fiican sameeya waxaa kaalin weyn ka qaata dhalinyarada dalkaasi madaama ay yihiin kuwa qaban kara xafiisyada kala duwan iyo shaqooyinka banaanka iyagoo ku faana horumar iyo dadaalka aqooneed ay ku bixiyeen sidoo dalkooda u horumarilaa si ay dhan kasta ay ugula tartamaan dalalka kale.

Magaalada Baydhabo oo sanadahaan sameysa horumarada kala duwan ayaa howlahaasi waxaa ka qeyb qaadanaya dhalinyarada ku nool iyagoo sameystay Ururo magacyo leh oo mid kasta qaabilsan howlo u gaar ah sida gar gaarka, caafimaadka, waxbarashada, wacyi-galinta, feydhoorka iyo kuwo kale oo badan oo hada qeyb weyn ka qateen horumarka ka muuqda magaalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here