Sidee ayay Bulshadu Uga Gaashaaman Karaan Dhibaatada Cudurka Duumada ama Maleeriyada.

0
337

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Cudurka Duumadu ama Maleeriyada Waa mid ka mid ah xanuunnada faa-fa (infectious diseases), sidoo kale waa mid ka mid ah xanuunnada ugu da’da wayn dunida,.
Duumadu waxay leedahay astaamo ay ka mid yihiin, xanuun kulul, dhiig yaraan, qandho, waxaaney keeni kartaa dhimasho.

Hooyada uurka leh hadday ku dhacdo duumadu misana aan laga daawayn waxay ku keeni kartaa dhimasho iyo inay dhasho ilmo aan misaan lahayn,ama ilmo ka ka soo dhaca, iyo inay hooyada lafteeduba ku naf baxdo.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Cabdulahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here