Shuruuc Lagu yareynayo Shilalka Oo soo saaray Maamulka Degmada Gaalkacyo.

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Si loo xoojiyo Amaanka Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa uu Maamulka Dowlada Hoose ee Dagmada Gaalkacyo Go’aan ka Soo Saarey Gaadiidka Nooca Baajaajta.

Waxaana maamulka uu sheegay in ladiwaan gelin doono oo loo sameeyn doono Lambar u gaar ah.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here