Shirweynihii 11-aad ee guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Afrika Oo lagu soo gaba-gabeeyay dalka Koonfur Afrika

0
151

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qayb galay xiritaanka  shirweynaha 11-aad ee guddoomiyayaasha Baarlamaannadda Afrika oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika.

Shirkan oo socday mudo labo maalmood ah ayaa diirada lagu saaray adkeynta iskaashi  buuxa oo dhexmara dowladaha ku bahoobay madashan, iyadoo muhiimad gaar ah la siiyay  la socodka isbedelka cimilada iyo qaaradda oo iskugu tashi ka yeelata  cunna yarida aduunka soo wajahdey iyo  sidoo kale sidii looga dhabeyn lahaa ballan qaadyada ka soo baxay  shirkan u dhexeeyey Guddoomiyayaasha Baarlamaannada Afrika.

Ugu dambeyn madaxda ayaa isla gartay in si wadajir ah looga hortago  abaaraha soo noq noqday  iyo daryeel xumada ay wajahayaan malaayiin ruux oo Afrikaan ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here