Shirweyne Looga hadlayo Caqabadaha heysta Hooyada iyo dhalaanka Oo ka Furmay Baydhabo.

0
39

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Bandhiga Shirweynaha Caafimaadka Jaamacada Baydhabo ayaa waxaa looga hadlayaa Caqabadaha Caafimaad ee heysta Hooyada iyo dhalaanka KG iyo sida loo Hurumarin karo.

Bandhiga ayaa waxaa ka soo qeyb galay Khubaro dhanka Caafimaadka, Madaxda Xarumaha Caafimaadka Baydhabo, Wasiiro, Aqoonyahano iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here