Shirweynaha xoojinta iskaashiga Ururka Dhaqaalaha Bariga Afrika Oo Muqdisho ka Furmey.

0
66

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirweynaha Xoojinta Iskaashiga Urur Gobaleedka Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa loogu hadli doonaa fursadaha Ururku leeyahay iyo hannaanka sida rasmiga ah loogu aqbalayo dalka Soomaaliya inuu xubin buuxda ka noqo ururka, tallaabadaas oo looga gol leeyahay in lagu balaariyo fursadaha dhaqaale.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya Madax ka socota Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha ururka waxabarashada iyo midowaga jaamcada ah Afrika, waxaana looga hadlayaa sida ugu fudud ee Soomaaliya uga mid noqon karto Ururka iyo arrimo kale.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here