Shirweynaha Xal u helida Caqabadaha Duulista Hawada Oo Muqdisho ka Furmey

0
6

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa Magaalada Muqdisho ka daahfurtay Shirka 19-aad ee Shabakadda Bixinta Adeegga Isgaarsiinta iyo Duulista Hawada,Hay’adaha Duulista Rayidka ee 11 dal iyo labo mid ah Ururrada Caalamiga ah oo ka shaqeeya Arrimaha duulista Hawada ayaa ku mideysan Shabakaddaan.

Dowladda Soomaaliya ayaa sanadkaan martigelineysa shirkaan oo sanadkiiba mar la qabto, waxaana looga hadlayaa xal u helidda caqabadaha jira, ka faa’iideysiga fursadaha, casriyeynta iyo bixinta adeegyada isgaarsiinta Duulista, wuxuuna socon doonaa muddo labo maalmood ah.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here