Shirweynaha Xafiisyada Hantidhowrrada Dalka Oo Maanta Muqdisho Ka furmay.

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada muqdisho ee caasimada dalka soomaaliya ayaa waxaa ka furmey shirweynaha xafiiska hanti dhowrka guud ee labada heer jamhuuriyada fadaraalka soomaaliya iyo Maamul gobaleedyada, waxaana shirkaan oo mudo sedax maalin ah socon doona looga arinsaneyaa sida uga fudud ee ay u wda shaqeyn karaan xafiisyada hanti dhowriyaasha ee dalka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here