Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan oo socday muddo shan maalin, oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare XFS oo ay ka qeyb galeen bahda waxbarashada dalka mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda, ayaa lagu soo bandhigay warbixin guud ee ku saabsan xaalada waxbarashada, nidaamka iyo maamulka dalka.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady