Shirweynaha wada tashiga Dowlada iyo Ganacsatada Oo Muqdisho ka furmey.

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan wada tashiga ah oo lagu qabtay garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho  waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha XFS, waxaa ka qayb-galaya Madaxda saree e wasaaradda Ganacsiga dalka, Wasiiradda Wasaaradaha Ganacsiga maamul goboleedyada dalka, Wakiillo ka socday Midowga Yurub iyo qaybo ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed.

Waxaana shirkan inta uu socdo diiradda lagu saarayaa Dardargelinta dib u haaynta Ganacsiga iyo rasmiyaynta iskaashatooyinka gaarka ah iyo sidoo kale fursadaha iyo caqabadaha ganacsi ee gobolka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here