Shirweynaha Qurbajoogta Soomaaliyeed Oo ka Furmey Magaalada Doha Dalka Qatar

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirweynaha Qurbajoogta Soomaaliyeed oo ay ka soo qeybgaleen in ka badan 250 qofood ayaa raysulwasaaraha XFS Md.Hamza Abdi Barre ka daahfurey magaalada Doha – Qatar.

Halkudhigga Shirweynahan ayaa ah Jihaynta Awoodda Qurbajoogta Soomaaliyeed si loo gaaro Soomaaliya bilan oo barwaaqo

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here