Shirweynaha Qaran ee Shaqaalaha Caafimaadka Dalka Oo Muqdisho Ka Furmey

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirwaynaha Qaran ee Shaqaalaha Caafimaadka (NHWS2023) ayaa lagu dahfiray Caasimada Dalka, Waxaana ka qeyb galay Raisul wasaare k uxigeenka Dalka iyo Marti sharaf kale.

Shirka ayaa socon doona muddo laba maalin ah waxaana looga hadli doonaa tayeynta Shaqaalaha Caafimaadka Iyadoo qeybaha shirka ay ka mid yihiin doodo muhiim u ah Caafimaadka guud ee dalkeena.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here