Shirweynaha Hormarinta Maalgashiga Beeraha Dalka Oo Muqdisho ka Furmey

0
4

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka furmay shirweynaha koowaad ee Horumarinta Silsiladaha Maalgashiga Beeraha Ee Dalka Soomaaliya, kaas oo uu Furey Madaxweynaha JFS Dr: Xasan Sheekh Maxamuud.

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS, ayaa waxaa ka qeyb galaya Wasiirada Beeraha Waraabka Dawlad Goboleedyada Dalka, Ganacsatada, Maalgelisa Beeraha iyo Quburo Caalami ah.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here