Shirweynaha Dib-u-qaabeynta Waxbarashada dalka Oo Muqdisho Ka Furmey

0
129

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan ayaa waxaa si wadajir ah u qaban qaabiyey Machadka Heritage iyo Jaamacadda City Muqdisho,waxaana uuna socon doonaa Sedex Maalinah, kaas oo loogu hadli doono Horumarinta Waxarashada Dalka sidii loogu shaqeyn lahaa.

Shirka Ayaa waxaa ka soo qeyb galay Raisul Wasaare kuxgeenka XFS Aqoonyahano Bahda Waxbarashada iyo qeybaha kala duwan Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here