Shirweynaha Dhiirrigelinta Wax soo-saarka dalka oo Muqdisho ka furmay

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirweynaha Dhiirrigelinta Wax-soo-saarka Dalka taas ayaa sanadkiiba mar laqabtaa kaas oo ay soo qaban-qaabisay shirkada Isgaarsiinta Hormuud.

Shirkaan waxaa goobjoog ka ah Wasiirka Ganacsiga XFS Jibriil Cabdirashid Haaji Cabdi, Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya, Ganacsato, maamulka Hormuud iyo marti sharaf badan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here