Shirwaynaha 2aad Culimada Soomaaliyeed Oo Maanta Muqdisho Ka Furmey.

0
51

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho ka daahfuray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo sanadkii labaad la qabanaayo

Shirka ayaa waxaa intiisa badan looga hadlayaa dhismaha Golaha Culimada Soomaaliyeed iyo sidii culimada ay door weyn uga qadan lahaayeen wacyigalinta Bulshada iyo faafinta Diinta Islaamka.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here