Shir Looga Hadlaayay Muhiimadda Maamul daadajinta iyo Dowladaha hoose Oo Kismaayo Lagu qabtey

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirka Madasha wada hadalka Wasaaradaha oo ajandihiisu yahay si loo qeexo doorka Wasaaraduhu ay ku leeyihiin Dawladaha hoose iyo adeeg bixinta ayaa ka furmay Magaalada Kismaayo.

Shirkan oo socon doona muddo labo maalin ah ayaa waxaa ka qayb galay qaar ka mid ah Wasaaradaha Dowladda Jubbaland iyo ururada bulshada rayidka ah, Waxaana mudada uu socdo lagu lafa guri doonaa muhiimadda Maamul daadajinta iyo Dowladaha hoose ee Bulshadeenna.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here