Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways oo ku hanjabtay inay ciqaabi doonto duuliyayaasha shaqo joojinta wada

0
141

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa ku hanjabtay inay ciqaabi doonto duuliyayaasha shaqo joojintoodu ay gashay maalintii afaraad.

Shirkadda ayaa ku doodaysa in falka ay ku kaceen duuliyayaasha uu yahay mid sharci darro ah, isla markaana lagu curyaaminayo dhaqaalaha dalka.

Duuliyayaasha ayaa dalbanaya in shirkadda ay soo celiso khidmaddii ay ku dari jirtay lacagaha hawlgabka looga jaro shaqaalahaas iyo in xilalka laga qaado madaxda Kenya Airways.

In ka badan 12,000 oo rakaab ah ayay saamaysay shaqo joojinta kadib markii la ba

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here