Shirkadda Dahabshiil Oo lacag gareeyso 5000 oo Dollar gaarsiisay Carrurta Agoonta ee ku nool Afgooye.

0
64

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Harunta Agoonta degmada Afgooye ee gobolka Shabellada Hoose ayaa Shirkadda Dahabshiil Group waxay gaarsisay ku dhawaad 5,000 oo dollar si ay Faraxada Ciida Fitriga ugula qeyb gataan Bulshada Muslimiinta,200 oo Carrur Aqoon ah ayaa ku nool Xeerada.
Xubnaha ka socday Shirkada Dahabshir Group aya waxay ka hadleen Lacagtaan ay soo garsiyiin Carrurtan Aqoontaan.

Warkung Waliba nig haayte Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here