Shirkadaha Ganacsiga Garoowe Oo loogu baaqay in ay shaqaleeysiyaan Xirfadleyda Farsamada Gacanta

0
171

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda shaqadda,shaqaalaha,dhallinyaradda iyo ciyaaraha Dawladda Goboleedka Puntland ayaa kulan uqabtay ardayda dhamaysay xirfadaha farsamada gacanta iyo shirkadaha ganacsiga ee bixiya adeegyada kala duwan ee Garoowe, kulankaan ayaa ujeedkiisa yahay in shaqo abuur loo sameyo dhalinyarada leh xirfadaha Gacanta dhawaan ka soo baxay macadka Farsamada Gacanta Garoowe.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here