Shirkadaha Dahabshiil iyo Hormuud telecom Oo lacag gar gaar ah Gaarsiiyay dadkii ka yimid Magaalada Laascaanood.

0
359

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Weli waxaa socota dadaalada lagu bixinaayo sidii looga gurman lahaa dadkii ka soo barkacey Magaalada Laascanood ee gobolka sool kuwaasi oo hadda barkac ahaan ay u jogaan Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay. Dadka jooga koonfur galbeed iyo kuwa ka soo jedaan ee dalka ka maqan ayaa siyaabooyin kala duwan uga qeyb qadanayaan sidii wax looga qaban lahaa dadkaani.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here