Shirkada Xajka iyo Cumrada Carafad oo Garoowe ka qaaday in ka badan 140 qof oo soo cimraysanaya

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkada Xajka iyo Cumrada ee Carafad ayaa Garoowe ka qaaday in ka badan 140 qof kuwaas oo nasiib uyeeshay iney soo cumreystaan, Gudoomiyaha Dallada Xajka iyo Cumrada ee Carafad Ahmed Cabdi Samatar ayaa faahfaahin ka bixiyey adeegyada ay sanadkaan ugu talagashay dadka soo cumreysanaya

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here