Shirkada Sized Oo KG Kusoo Kordhisey Warshad soo saarta Abuurka Kala Duwan ee Dalagayada Kabaxa Gobolada Dalka Gaar ahaan KG.

0
347

Burburkii kadib ayadoon aan soo go,in Dalag ku filan dadka soomaliyeed oo Beeralay u badan boqolkiiba 60% inay yihiin lagu tiriyo ayaan waxaan su,aasha ah maxay tahay caqabada haysata beeraleyda waxaan hordhigey Dr Khaalid Cumar oo ah madaxa shirkada Sized oo marti ku ahaa Barnaamijka Beeraha ee Radio Arlaadi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here