Shirkada Nadaafada PGCC ee Magaalada Baydhabo oo Sheegtay in ay wadaan dadaalo kor loogu qaadayo Bilicda iyo Nadaafada Magaalada

0
356

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Baay Garbage Collection Company waxa ay ka shaqeysaa ururinta qashinka xaafadaha Magaalada Baydhabo mudo ka badan Laba Bilood. xaafad walba labo mar ayay todobaadkii ka qadaan qashinka taasi oo keentay isbadel dhanka nadaafada ah.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here