Shirkada Joodariyada Baay iyo Bokool Oo adegyadeeda gaarsiisay deegaano hor leh

0
189

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkadda Joodariyaasha Baay iyo Bakool waa shirkaddii ugu horeysay ee sameysa Joodariyaal ee laga hirgaliyo magaalada Baydhabo sanado ka hor kadib markii la ogaaday in baahiyo weyn loo qabo  Joodariyaasha.

Cabduqdir Macalin Aadan wuxuu kamid yahay maamulka Shirkadda waxaa uuna ka warbixiyay furitaanka shirkadda iyo baahiyaha loo qabay in degaanka laga hirgaliyo

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here