Shirkada Hormuud Oo Lacag ugu Deeqday Dhismaha Buundada Ceelbaroodi.

0
213

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Telcom qeybtayda magalada Baydhabo ayaa lacag dhan10, 000 kun oo Dollar ugu Deeqdey Dhismaha Buundada Ceelbaroodi ee Xaafadda Salaamey ee Magaalada Baydhabo.

Intii ay socotay munaasabad wareejinta lacagta ayaa waxaa goob joog ka ahaa madaxda shirkadda isgaarsiinta Hormuud Telcom , gudoomiyaha Arimaha bulushada maamulka degmada baydhabo ,dhalinyarada , odayaasha dhaqaanka iyo gudiga Xaafadda Salaamey.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here