Shirkada Filsan Oo Abuurka Beeraha u soo Bandhigtay Beeraleyda Jowhar.

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Beeraleyda Magaalada Jowhar ayaa hada ku jira tacabka xilliga deyrta, halka kuwo kalana ay wali sugayaan inta ay ka gurayaan biyihi fatahaadda webiga Shabeelle oo wali dhex ceegaaga dhul-beereed ballaran.

Waxaana Shirkadda filsan ay abuurka beeraha usoo bandhigtay Beeraleyda Gobolka shabeellaha dhexe si ay ugu faa’ideystan tacabka Beeraha.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here