Shirkada Buubaal Investment Oo Raashiin gaarsiisay dadkii laga soo Barakiciyey Laascanood ee jooga Baydhabo

0
447

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka shirkada buubaal investiment ayaa maanta xarunta ADC ee Magalada Baydhabo waxaa ay gaarsiyeen deeq iskugu jirta bariis sokor saliid iyo baasto kuwaas oo lagu caawinayo dadkii sida khasabka ahaa loogu soo Barakiciyey magaalada laascaanood ee gobolka sool.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here