Shirkad soo saarta dhuxul macmal ah oo laga hirgeliyay Kismaayo

0
190

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Kismaayo ayaa laga hergeliyay Shirkad soo saarta dhuxul macmal ah taasi oo loogu tala galay in lagu yareeyo jarista dhirta iyo xaalufinta deegaanka,Warshadan oo lagu magacaabo salaano ayaa wax hirgeliyay ganacsade reer kismaayo ah iyado ay ka shaqeeyaan dhallinyaro badan kuwaasi oo kaalin ka qaara soo saarista dhuxushan macmalka ah.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here