Shirkad ka Shaqeyneysa Nadaafada Oo laga hirgeliyey Dhuusamareeb.

0
28

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkadan lagu Magacaabo MUUQ-BILE ayaa ka shaqeyn doonta Nadaafada iyo Bilic soo celinta Caasimada Galmudug Ee Dhuusamreeb kadib markii ay ku guuleysatey Tartan loo qabtey Shiradaha Nadaafada ka shaqeeya Si Magaaladu u noqoto mid Nadiif ah Bilicna leh islamarkaana meesha loogu saaro Nadaafad darada ka jirto Magaalada.

Munaasabada lagu dahfuraayey Shirkadan ka shaqeyn doonto Nadaafada ayaa waxaa ka qeyb galay Gudoomiyaha Degmada Dhuusamree, Saraakiisha Dowlada Hoose iyo Madaxda Shirkada Nadaafada ee MUUQ-BILE.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here