Shirkad ka shaqeeyn doonta dhoofinta liin dhanaanta Oo laga Daah-furay Dekadda Kismaayo.

0
48

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladd-Goboleedka Jubbaland oo ay wehlinayaan Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland iyo ku xigeenkiisa ayaa xariga ka jaray Xarunta shirkada Som Daraay.

shirkada Som Daraay waa shirkad ka shaqeeyn doonta dhoofinta liin dhanaanta oo laga sameeyo waxyaabo badan oo muhiimad gaar ah u leh Bulshada, waxeyna Dekedda Kismaanyo ay ka dhoofin doontaa Liin dhanaanta ka Go’da Beeraha Jubbaland.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here